goohQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Nooc ka mid ah ololka geela. 2. Catow.1. Neef geel ah ololid. 2. Cataabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
catowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal. 2. ld cataabid.Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cataabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg catow². ld catow¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0