goombaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Naag aan karti ay aqalkeeda ku maamusho lahayn; basari; baali.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
basariQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Baali; areebo; arraajo.Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
baaliQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-iyo, m.l)Macnaha:Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.Wax duug noqday muddo dheer dabadeed (dhar iwm).Koofiyad, gammuun iwm. baal u yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0