baali
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.l)
Macnaha:
- Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.
- Wax duug noqday muddo dheer dabadeed (dhar iwm).
- Koofiyad, gammuun iwm. baal u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

