goriillaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc daayeerka ka mid ah oo dadka u eg oo ku nool Afrika oo dhererkiisu gaaro laba mitir ama ka badan. ld gooriilla.