goriilla

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc daayeerka ka mid ah oo dadka u eg oo ku nool Afrika oo dhererkiisu gaaro laba mitir ama ka badan. ld gooriilla.

gooriilla

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld goriilla.