gooseyQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld goosaato¹.ld goosato².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
goosatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye.Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0