goosato
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye.
- Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

