Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Miskiin. 2. Neef xoolo ah oo looga tagay jirro ama duqnimo awgeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno/masaakin, m.dh)
Macnaha:
1. Nin aan hanti lahayn ama cayr ah. 2. Nin aan shiddo badnayn. ld maskiin¹.
ld miskiinad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur