miskiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno/masaakin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin aan hanti lahayn ama cayr ah. 2. Nin aan shiddo badnayn. ld maskiin¹.
  2. ld miskiinad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maskiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld miskiin¹.
  2. ld miskiinad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miskiinad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qof dumar ah oo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenay aan shiddo badnay. ld maskiin², maskiinad, miskiin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur