goso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Maroodi dheddig. ld qalanjo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qalanjo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

Macnaha:

  1. 1. Maroodiga dheddig. 2. (riw.) Haweeney jisha qeybta ugu muhiimsan ee filin ama riwaayad. 3. Naag aad u qurux badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur