qalanjo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, ml.)
Macnaha:
- 1. Maroodiga dheddig. 2. (riw.) Haweeney jisha qeybta ugu muhiimsan ee filin ama riwaayad. 3. Naag aad u qurux badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

