udaabtahaysQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed geedaha sabuulka leh ka mid ah; gowracato. ld ugaabdays.Lamidka: gowracato, ugaabdaysSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gowracatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Cudur faraha lugaha ku dhaca oo nabarro u yeela. 2. Fin hunguriga ka soo baxo oo badanaa loo dhinto. 3. Geed yar oo leh laamo buurbuuran oo aroorro leh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
ugaabdaysQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld udaabtahays.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00