gowricidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gowrac². ld gowrac¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gowracQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo. 2. ld gowricid.Wax birayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0