gowrac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo. 2. ld gowricid.
  2. Wax birayn.

gowricid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gowrac². ld gowrac¹ (2).