gube

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Maddane. 2. ld guube.

maddane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.

guube

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadiisa (geel). ld gube.