maddaneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)Macnaha:Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madaneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maddane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0