gucun

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Isrogrogga: (-mmo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Duub yar oo caw, argeeg, qabo iwm oo weelasha la tolayo meerisyada kor iyo hoos laga mariyo. 2. Gas yar oo ku hara weelasha la tolo oo laga jaro inta aan la xoolayn. 3. Cad dun ah.