iran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno/-aamo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Daliig lagu sameeyo weelasha la tolaayo oo gucunka kor ka maro. 2. ld inan 1 (3). Isha birteeda. 3. Meesha banka iyo dhulka dhirta leh iska galaan. 4.(-mo, mdh.) Meel kayn ah oo godan, hareerahana ka bannaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur