gudbanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gudban. ld gudbanaansho.

gudban

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta. 2. Naag madax adag.
  2. 1. Wax babac u yaal ahaansho. 2. Ku g.: wax, wax kale ku aaddan ahaansho.

gudbanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld gudbanaan.