gudban

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta. 2. Naag madax adag.
  2. 1. Wax babac u yaal ahaansho. 2. Ku g.: wax, wax kale ku aaddan ahaansho.