guddoonshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guddoomiye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guddoomiye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l)

Macnaha:

  1. Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur