guddoomiyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yayaal, m.l)Macnaha:Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guddoonsheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guddoomiye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0