guduudi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah masaggada, yaryar oo cas cas. ld guduudshe.
  2. Wax guduud ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guduudshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guduudi¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur