guduudsheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guduudi¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guduudiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah masaggada, yaryar oo cas cas. ld guduudshe.Wax guduud ka dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0