gufi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Jirrid xabaalan oo geed la jaray ka hartay. 2. Sabuul gallay oo mirihii laga finjilay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur