guhaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Baxaalli; dabci. 2. Caro, xanaaq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
baxaalliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dabciQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.ld debci².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00