guhaadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guhaadi. ld guhaadis.

guhaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Qof ka caraysiin. 2. Qof guubaabin.

guhaadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guhaadin.