guhaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Qof ka caraysiin. 2. Qof guubaabin.