guhoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Foolxumo. 2. Laabad; goolad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
foolxumoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld foolxumaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laabasho.Lamidka: laabashoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0