guluc

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Foolxumo. 2. Laabad; goolad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur