gujeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gujee. ld gujeys, gujin, gujis (2).

gujee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

Macnaha:

  1. Gujo ku dhufasho (candho xoolaad). ld guji.

gujeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gujeyn.

gujin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gujeyn.