gujis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Markab dagaal oo quusa. 2. ld gujeyn.

gujeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gujee. ld gujeys, gujin, gujis (2).