gujo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Gacanta oo duuban oo xoog loogu dhufto candho neef irmaan si loo maalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur