gulaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbogoray. 2. G. ah: nin aan codkar ahayn. 3. ld gulaalid.
- Qodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

