gulaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gulaal². ld gulaal¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gulaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbogoray. 2. G. ah: nin aan codkar ahayn. 3. ld gulaalid.
  2. Qodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur