guluulucid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guluuluc². ld guluuluc¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guluuluc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hoos u qaadidda gabay ama hees, hoos loo qaado. 2. ld guluulucid.
  2. Hees ama gabay hoos u qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur