guluulucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hoos u qaadidda gabay ama hees, hoos loo qaado. 2. ld guluulucid.Hees ama gabay hoos u qaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guluulucidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guluuluc². ld guluuluc¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0