guluusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:Shay xalleefsan oo sida badan dharka la xirto dacal looga tolo suu isugu xiro laba daraf; badhan. ld galuus.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
badhanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-amo, m.dh)Macnaha:Shey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan daloollo leh oo dharka la gashado meelo gaar ah looga tolo si uu dacalladooda isugu qabto; galuus.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
galuusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guluu.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0