shaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. Hu'si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaati

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld shaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur