gumaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.Wax baabi'in.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gumaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gumaad². ld gumaad¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0