gumac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gumuc.

gumuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xabbad; rasaas. 2. Salka, fuuqa barta fargaddu ku dhacdo. ld gumac.