gumucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:1. Xabbad; rasaas. 2. Salka, fuuqa barta fargaddu ku dhacdo. ld gumac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xabbadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas. 2. Cudur dadka ku dhaca; waraabow. 3. Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
rasaasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gumacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gumuc.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0