gumeysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gumeyso. ld gumeysad, gumeysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gumeysoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Cid addoonsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gumeysadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gumeysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gumeysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hab dawladaha waaweyni kaga maroorsadaan dawladaha yaryar xorriyaddooda, dhaqaalahooda iwm. 2. ld gumeysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00