gumeysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hab dawladaha waaweyni kaga maroorsadaan dawladaha yaryar xorriyaddooda, dhaqaalahooda iwm. 2. ld gumeysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gumeysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gumeyso. ld gumeysad, gumeysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00