gunaanadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gunaanad². ld gunaanad¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gunaanad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid.
  2. 1. Qof dhimanaya quraan ku akhriyid. 2. Dood iwm dhammaystirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur