gundhigidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gundhig².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gundhigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga bilaabo; saldhig; raasamaal.Wax la biirinayo ama la tarminayo intooda ugu horreysa asaasid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0