gundhinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gundhi². ld gundhi¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gundhiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo. 2. ld gundhin.Xarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0