gundhi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo. 2. ld gundhin.
  2. Xarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gundhis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bir daab qori ah leh, afkana fantax ku leh oo wax lagu tolo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gundhin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gundhi². ld gundhi¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur