gunneeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)Macnaha:1. Cid gunno siin. 2. Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0