gunneyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gunnee. ld gunneys.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gunnee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid gunno siin. 2. Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gunneys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gunnayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur